Saameynta Qiimaha Istaraatiijiyada ee Xamuulkaga Hawada/Somalia-mogadishu Cargo/sat services llc.
Dhibaatada ganacsiga xamuulka hawada ayaa dalbanaya istaraatejiyad qiimeyn firfircoon oo u ogolaanaya wadayaasha inay si deg deg ah oo firfircoon u hagaajiyaan qiimahooda si ay uga jawaabaan xaaladaha isbeddelka suuqyada. Kuwa sidan oo kale ah ee wax ka barta tayadaas ayaa waxay yeelan doonaan faa’iido tartan oo kala duwan. Sidee bay diyaaraduhu u isticmaali kartaa arrimahan soo socda si aad u dajiso qiimaha?
Xaaladaha Dhaqaalaha
Xaaladaha Dhaqaalalaha Waxey si toos ah u saameyaan dalabka iyo bixinta/iibinta, arimahaan dhamaan waxey ku jiraan Go’aanka qiimaha iyado an loo eegeynin Warshadaha. waana xaqiiqada Xamuulka Hawada, dhaqaalaha soo kordhayo, dalabka adeega Hawada ayaa ka badan karo taaso keeni karto sicir ka oo kordha, inta lagu guda jiro hoos udhaca dhaqaalaha ama wadooyinka khatarta ah ee hoosey, iibiyaasha waxey hoos u dhigaan qiimaha si ay u buuxiyaan booska aan la isticmaali Karin,